Rooma 10:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Waayo farqi uma dhaxeeyo Yuhuudda iyo dadka aan Yuhuudda ahayn. Illaahey waa Sayidka dadka oo dhan si weyn ayuuna u barakeeyaa qof walboo caawimaad weydiista. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Waayo, Yuhuudda iyo Gariigtu waxba kuma kala duwana, waayo, isku Rabbi baa Rabbi u wada ah, waana u taajir in alla intii barida isaga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Waayo, Yuhuudda iyo Gariigtu waxba kuma kala duwana, waayo, isku Rabbi baa Rabbi u wada ah, waana u taajir in alla intii barida isaga. Viz kapitola |