Rooma 1:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub30 Wax ayey xantaan, wax xun ayey dadka ka sheegaan, Illaaheyna wey neceb yihiin, waa dad rabshad badan oo isla weyn, wey madax adagyihiin oo wey faanaan. Waxey ka fikiraan wado cusub oo ey xumaan ku sameeyaan dadkani waalidkood ma ixtiraamaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH30 iyo kuwa wax xanta, iyo kuwa Ilaah neceb, iyo kuwa wax caaya, iyo kuwa kibirka badan, iyo kuwa faanka badan, iyo kuwa wax shar ah hindisa, iyo kuwa waalidkood caasiga ku ah, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah30 iyo kuwa wax xanta, iyo kuwa Ilaah neceb, iyo kuwa wax caaya, iyo kuwa kibirka badan, iyo kuwa faanka badan, iyo kuwa wax shar ah hindisa, iyo kuwa waalidkood caasiga ku ah, Viz kapitola |