Online Bible

- Reklamy -




Rooma 1:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

26 Sidaa darteed Illaahey wuxuu u ogolaaday iney damacooda xun raacaan. Xitaa dumarkoodu waxey galmadii dabiiciga ahayd ku beddesheen mid aan dabiici aheyn.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

26 Saas daraaddeed Ilaah wuxuu u daayay damacyo ceeb ah; waayo, dumarkoodu isticmaalkii loo abuuray waxay ku beddeleen mid ka gees ah kii loo abuuray.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

26 Saas daraaddeed Ilaah wuxuu u daayay damacyo ceeb ah; waayo, dumarkoodu isticmaalkii loo abuuray waxay ku beddeleen mid ka gees ah kii loo abuuray.

Viz kapitola kopírovat




Rooma 1:26

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy