Rooma 1:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Runta Illaahey ayey been ku badasheen, waxeyna caabudeen waxyaalo uu Illaahey abuuray intey Illaahey caabudi lahaayeen. Kaasoo weligiis ammaanan. Aamiin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 maxaa yeelay, runtii Ilaah bay been ku beddeleen, oo waxay caabudeen oo u adeegeen ummadda intay caabudi lahaayeen kan uumay oo weligiis ammaanta leh. Aamiin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 maxaa yeelay, runtii Ilaah bay been ku beddeleen, oo waxay caabudeen oo u adeegeen ummadda intay caabudi lahaayeen kan uumay oo weligiis ammaanta leh. Aamiin. Viz kapitola |