Rooma 1:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Waayo Illaahey wey garanayaan, laakiin ma ammaanaan mana u mahadceliyaan. Waxey ku fikiraan wax aan qiimo lahayn qalbiyadooda aan garashada lahaynna wey madoobaadeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Maxaa yeelay, iyagoo Ilaah garanaya ayayan isaga Ilaah ahaan u ammaanin, umana ay mahad naqin, laakiin fikirradoodii waa xumaadeen, qalbigoodii garaadka la'aana waa madoobaaday. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Maxaa yeelay, iyagoo Ilaah garanaya ayayan isaga Ilaah ahaan u ammaanin, umana ay mahadnaqin, laakiin fikirradoodii waa xumaadeen, qalbigoodii garaadka la'aana waa madoobaaday. Viz kapitola |