Rooma 1:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Illaahey awooddiisa weligeed ah iyo dabeecadiisa lama arki karo. Laakiin illaa bilowgii dunida la abuuray, Illaahey awooddiisa iyo dabeecadiisa rabaaniga ah waxaa laga dhex arki karaa waxyaalaha uu sameeyay, taasina waa sababta eysan dadku cudur daar u lahayn. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Tan iyo abuurniinta dunida waxyaalihiisii aan la arki karin ayaa bayaan loo arkaa, iyagoo laga garto waxyaalihii la sameeyey, xataa xooggiisa daa'imiska ah iyo ilaahnimadiisa, si ayan marmarsiinyo u lahaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Tan iyo abuurniinta dunida waxyaalihiisii aan la arki karin ayaa bayaan loo arkaa, iyagoo laga garto waxyaalihii la sameeyey, xataa xooggiisa daa'imiska ah iyo ilaahnimadiisa, si ayan marmarsiinyo u lahaan. Viz kapitola |