Rooma 1:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Waayo warka wanaagsan ayaa lagu muujiyay xaqnimada Illaahey, xaqnimadaas oo ah iimaan bilowgii illaa dhamaadkii, sida uu qorniinku inoo sheegayo, “Kuwa xaqa ah waxey ku noolaan doonaan iimaan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Waayo, dhexdiisa waxaa laga muujiyaa xaqnimada Ilaah oo rumaysad ka timaada, rumaysadna u socota, sida qoran. Kii xaq ahu rumaysad buu ku noolaan doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Waayo, dhexdiisa waxaa laga muujiyaa xaqnimada Ilaah oo rumaysad ka timaada, rumaysadna u socota, sida qoran. Kii xaq ahu rumaysad buu ku noolaan doonaa. Viz kapitola |