Online Bible

- Reklamy -

Rooma 1:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Walaalayaalow, waxaan rabaa inaad ogaataan inaan wax badan qorshaynayay inaan idin soo booqdo. Laakiin mar walba wax ayaa iga celinayay inaan sameeyo. Waxaan rabaa inaan ku guuleysto inaan idin ka dhex helo xer badan oo raacsan Masiixa, sidii aan uga dhex helay dadka aan Yuhuudda ahayn ee meelaha kale jooga.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Walaalayaalow, dooni maayo inaad garan weydaan inaan marar badan damcay inaan idiin imaado inaan idinkana midho idinku dhex lahaado sida aan quruumaha kale ugu dhex leeyahay, laakiin waa layga hor joogsaday ilaa haatan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 1:13

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy