Rooma 1:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Waxaa warqaddan qoraya Bawlos oo ah adeegihii Ciise Masiix, Illaaheyna u doortay inuu rasuul noqdo, loona diray inuu wacdiyo warka wanaagsan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Waxaa warqaddan qoraya Bawlos oo ah addoonkii Ciise Masiix, oo loogu yeedhay inuu rasuul ahaado, oo gooni looga dhigay injiilka Ilaah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Waxaa warqaddan qoraya Bawlos oo ah addoonkii Ciise Masiix, oo loogu yeedhay inuu rasuul ahaado, oo gooni looga dhigay injiilka Ilaah. Viz kapitola |