Online Bible

- Reklamy -




Muujintii 1:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

18 Waxaan ahay Midka Nool, waan dhintay, haddana arag, weligey waan noolaan doonaa! Waxaanna hayaa furaha dhimashada iyo xabaalahaba.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

18 iyo kan nool. Anigu waan dhintay, oo bal eeg, waan noolahay tan iyo weligayba, oo waxaan haystaa furayaasha dhimashada iyo Haadees.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

18 iyo kan nool. Anigu waan dhintay, oo bal eeg, waan noolahay tan iyo weligayba, oo waxaan haystaa furayaasha dhimashada iyo Haadees.

Viz kapitola kopírovat




Muujintii 1:18

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy