Matayos 9:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Dadkii badnaa markey arintan arkeen, wey cabsadeen waxeyna ammaaneen Illaahey kaasoo dadka siiyay awood sidan oo kale ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Laakiin dadkii badnaa goortay arkeen, way baqeen, oo Ilaah ammaaneen, kan amar caynkan oo kale ah dadka siiyey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Laakiin dadkii badnaa goortay arkeen, way baqeen, oo Ilaah ammaaneen, kan amar caynkan oo kale ah dadka siiyey. Viz kapitola |