Matayos 9:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Ciise wuxuu dhex maray magaalo walba iyo tuulo walba, isaga oo sunagogyadooda wax ku baraya oo ku wacdinaya warka wanaagsan ee boqortooyada Illaah wuxuuna bogsiinayay cudur walba iyo xanuun walba. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Ciise wuxuu ku wareegay magaalooyinka iyo tuulooyinka oo dhan, oo sunagogyadooda ayuu wax ku barayay, oo injiilka boqortooyadii ku wacdiyeyey, oo bugto walba iyo cudur walba ayuu bogsiinayay: Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah35 Ciise wuxuu ku wareegay magaalooyinka iyo tuulooyinka oo dhan, oo sunagogyadooda ayuu wax ku barayay, oo injiilka boqortooyadii ku wacdiyeyey, oo bugto walba iyo cudur walba ayuu bogsiinayay: Viz kapitola |