Online Bible

- Reklamy -

Matayos 9:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

28 Ciise markii uu galay gurigii uu joogay, labadii nin ayaa u yimid, wuxuuna ku yiri, “Miyaad aaminsan tihiin inaan idin bogsiin karo?” Waxey ku jawaabeen, “Haa, Sayidow.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

28 Goortuu guriga galay ayay nimankii indhaha la'aa u yimaadeen. Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Ma rumaysan tihiin inaan waxan yeeli karo? Waxay ku yidhaahdeen, Haah, Sayidow.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

28 Goortuu guriga galay ayay nimankii indhaha la'aa u yimaadeen. Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Ma rumaysan tihiin inaan waxan yeeli karo? Waxay ku yidhaahdeen, Haah, Sayidow.

Viz kapitola kopírovat

Matayos 9:28

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy