Matayos 9:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Ciise ayaa soo jeestay oo arkay wuxuuna ku yiri, “Ha welwelin gabadheydiyey, iimaankaaga ayaa ku bogsiiyay.” Naagtiina isla markii ayey bogsatay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Laakiin Ciise intuu ku soo jeestay oo arkay, ayuu wuxuu ku yidhi, Gabadhay, kalsoonow; rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey. Oo naagtii baa saacaddaas bogsatay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 Laakiin Ciise intuu ku soo jeestay oo arkay, ayuu wuxuu ku yidhi, Gabadhay, kalsoonow; rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey. Oo naagtii baa saacaddaas bogsatay. Viz kapitola |