Matayos 9:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Intuu Ciise hadlayay ayaa waxaa u yimid hogaamiye sunagog intuu u sujuuday ayuu ku yiri, “Gabadheydi ayaa hadda dhimatay! Laakiin kaalay oo gacantaada saar, weyna soo noolaan doontaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Intuu waxan kula hadlayay, waxaa u yimid taliye oo u sujuuday oo ku yidhi, Gabadhaydu haddeer bay dhimatay, laakiin kaalay oo gacantaada saar oo way noolaanaysaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Intuu waxan kula hadlayay, waxaa u yimid taliye oo u sujuuday oo ku yidhi, Gabadhaydu haddeer bay dhimatay, laakiin kaalay oo gacantaada saar oo way noolaanaysaa. Viz kapitola |