Matayos 9:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 “Qofna maro cusub kuma dul tolo maro duug ah, waayo marada cusub wey soo go’aysaa jeexniinkuna wuu kasii darayaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Ninna karriin cusub kuma tolo dhar duug ah, waayo, tan lagu buuxin lahaa ayaa dharka ka go'da, oo jeexdintu waa ka sii xumaataa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Ninna karriin cusub kuma tolo dhar duug ah, waayo, tan lagu buuxin lahaa ayaa dharka ka go'da, oo jeexdintu waa ka sii xumaataa. Viz kapitola |