Matayos 9:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Ciise ayaa ku jawaabay, “Sidee ayey ku dhaceysaa in martida aroosku cunto la’aan joogaan iyadoo uu caruusku la joogo? Laakiin waqti ayaa imaan doona oo uu caruusku ka tagi doono, markaas ayey soomi doonaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Markaasaa Ciise ku yidhi, Dadka aroosku ma barooran karaan intuu aroosku la joogo? Laakiin waxaa iman doona maalmaha arooska laga qaadi doono, markaasay soomi doonaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Markaasaa Ciise ku yidhi, Dadka aroosku ma barooran karaan intuu aroosku la joogo? Laakiin waxaa iman doona maalmaha arooska laga qaadi doono, markaasay soomi doonaan. Viz kapitola |