Matayos 9:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Laakiin taga oo soo ogaada waxa macnihiisu yahay qoraalka dhahaya, ‘Intaad allabariyo ii bixin lahaydeen midkiinba midka kale ha u naxariisto.’ Waayo anigu uma imaan kuwa u maleynaya iney yihiin kuwa xaq ah, laakiin waxaan u imid kuwa dembiilayaasha ah.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Laakiin taga oo barta hadalkan micnihiisa, Waxaan doonayaa naxariis ee ma aha allabari, waayo uma aan imanin inaan kuwa xaqa ah u yeedho, laakiin inaan dembilayaasha u yeedho ayaan u imid. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Laakiin taga oo barta hadalkan micnihiisa, Waxaan doonayaa naxariis ee ma aha allabari, waayo uma aan imanin inaan kuwa xaqa ah u yeedho, laakiin inaan dembilayaasha u yeedho ayaan u imid. Viz kapitola |