Matayos 8:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Ciise intuu gacantiisa fidiyay ayuu ninkii taabtay oo yiri, “Waan doonayaa, ee bogso.” Isla markiiba baraskii wuu ka bogsaday. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Ciise intuu gacantiisa soo taagay, ayuu taabtay, oo ku yidhi, Waan doonayaa ee daahirsanow. Kolkiiba baraskiisa wuu ka daahirsanaaday, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Ciise intuu gacantiisa soo taagay, ayuu taabtay, oo ku yidhi, Waan doonayaa ee daahirsanow. Kolkiiba baraskiisa wuu ka daahirsanaaday, Viz kapitola |