Matayos 8:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Waxey ku qayliyeen, “Ciisow, Wiilkii Illaaheyow, maxaad naga rabtaa? Ma waxaad u timid inaad na ciqaabto intaan waqtigii na la ciqaabi lahaa la gaarin?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Way qayliyeen iyagoo leh, Maxaa inoo dhexeeya, Wiilka Ilaahow? Ma waxaad halkan u timid inaad wakhtiga hortiis na silciso? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Way qayliyeen iyagoo leh, Maxaa inoo dhexeeya, Wiilka Ilaahow? Ma waxaad halkan u timid inaad wakhtiga hortiis na silciso? Viz kapitola |