Matayos 8:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Markii uu Ciise gaaray dhinicii kale ee warta soohdinta Gadareni, wuxuu la kulmay laba nin oo ruuxyo wasakh leh qaba oo xabaalaha kasoo baxaya. Aad ayey khatar u ahaayeen qofna jidkaas ma mari karin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Goortuu yimid dhinaca kale oo dalka Gadareni, waxaa la kulmay laba qof oo jinni qaba oo xabaalaha ka soo baxaya, iyagoo aad khatar u ah, si aan ninna jidkaas u mari karin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 Goortuu yimid dhinaca kale oo dalka Gadareni, waxaa la kulmay laba qof oo jinni qaba oo xabaalaha ka soo baxaya, iyagoo aad khatar u ah, si aan ninna jidkaas u mari karin. Viz kapitola |