Matayos 8:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Ciise markii uu arintaas maqlay, aad ayuu ula yaabay wuxuuna kuwii la socday ku yiri, “Runtii waxaan idin ku leeyahay, reer binu Israa’iil dhexdooda kuma arag qof iimaankiisu sidan u weyn yahay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 Goortuu Ciise taas maqlay, wuu ka yaabay, wuxuuna ku yidhi kuwii la socday, Runtii waxaan idinku leeyahay, Rumaysad sidan u weyn oo kale reer binu Israa'iil kama dhex helin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah10 Goortuu Ciise taas maqlay, wuu ka yaabay, wuxuuna ku yidhi kuwii la socday, Runtii waxaan idinku leeyahay, Rumaysad sidan u weyn oo kale reer binu Israa'iil kama dhex helin. Viz kapitola |