Matayos 7:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Dad badan ayaa maalinta wax la xukumayo igu dhihi doona, ‘Rabbiyow, Rabbiyow, miyaanan magacaaga wax ku sii sheegin oo aanan magacaaga ruuxyada wasakhda leh ku bixin oo aanan magacaaga mucjisooyin ku sameynin?’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Maalintaas qaar badan baa igu odhan doona, Rabbow, Rabbow, miyaannan magacaaga wax ku sii sheegin, oo miyaannan magacaaga jinniyo ku saarin, oo miyaannan magacaaga wax badan oo xoog leh ku samayn? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 Maalintaas qaar badan baa igu odhan doona, Rabbow, Rabbow, miyaannan magacaaga wax ku sii sheegin, oo miyaannan magacaaga jinniyo ku saarin, oo miyaannan magacaaga wax badan oo xoog leh ku samayn? Viz kapitola |