Matayos 7:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Mirahooda ayaad ku garan doontaan. Dadku miyay canab ka gurtaan geed qodxa leh, berdana miyaa laga gurtaa geedka tiitiinka? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Midhahooda ayaad ku garan doontaan. Canab ma laga guraa geed qodxan leh? Berdena ma laga guraa yamaarugga? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Midhahooda ayaad ku garan doontaan. Canab ma laga guraa geed qodxan leh? Berdena ma laga guraa yamaarugga? Viz kapitola |