Matayos 7:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Ula dhaqan dadka kale sidii aad jeclaan lahayd in laguula dhaqmo. Tani waa wixii ey kitaabadii nebiyada iyo sharcigii Muuse ka hadlayeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Haddaba wax kasta oo aad doonaysaan in laydinku sameeyo, idinkuna sidaas oo kale u sameeya; waayo, kanu waa sharcigii iyo nebiyadii. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Haddaba wax kasta oo aad doonaysaan in laydinku sameeyo, idinkuna sidaas oo kale u sameeya; waayo, kanu waa sharcigii iyo nebiyadii. Viz kapitola |