Matayos 6:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 “Marka aad tukaneysaanna, ha noqonina sida labawejiilayaasha, waayo waxey jecelyihiin iney ku tukadaan sunagogyada iyo meelaha jidadku iska gooyaan si ey dadku u arkaan. Runtii waxaan idin ku leeyahay, abaalgudkoodi wey heleen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Oo goortaad tukanaysaan, ha ahaanina sida labawejiilayaasha, waayo, waxay jecel yihiin inay tukadaan iyagoo taagan sunagogyada iyo meesha jidadku isku gooyaan si ay dadka ugu muuqdaan. Runtii waxaan idinku leeyahay, Abaalgudkoodii way heleen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Oo goortaad tukanaysaan, ha ahaanina sida labawejiilayaasha, waayo, waxay jecel yihiin inay tukadaan iyagoo taagan sunagogyada iyo meesha jidadku isku gooyaan si ay dadka ugu muuqdaan. Runtii waxaan idinku leeyahay, Abaalgudkoodii way heleen. Viz kapitola |