Online Bible

- Reklamy -




Matayos 6:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

30 Haddaba haddii uu Illaahey sidaas ugu labiso caws duureedka, kaasoo maanta baxaya berrina dabka lagu tuurayo, sidaas si ka badan miyuunan idin ku labisi doonin kuwiinan iimaanka yarow?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

30 Laakiin haddii Ilaah sidaa u huwiyo cawska maanta duurka ku yaal oo berrito moofada lagu ridayo, sidee ka badan ayuu idiin huwinayaa, rumaysadyarayaalow?

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

30 Laakiin haddii Ilaah sidaa u huwiyo cawska maanta duurka ku yaal oo berrito moofada lagu ridayo, sidee ka badan ayuu idiin huwinayaa, rumaysadyarayaalow?

Viz kapitola kopírovat




Matayos 6:30

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy