Matayos 6:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Fiiriya shimbirraha samada duulaya, wax ma beertaan mana gooystaan, waxna maqsin kuma keydsadaan, haddana Aabihiinna samada ku jira wuu quudiyaa. Idinkuna miyeydaan ka qiimo badneyn shimbirraha? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Shimbirraha cirka eega, waayo, waxba ma beeraan, waxna ma gurtaan, maqsinnona waxba kuma urursadaan, oo Aabbihiinna jannada ku jira ayaa cunto siiya. Idinku miyaydnaan ka roonayn? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Shimbirraha cirka eega, waayo, waxba ma beeraan, waxna ma gurtaan, maqsinnona waxba kuma urursadaan, oo Aabbihiinna jannada ku jira ayaa cunto siiya. Idinku miyaydnaan ka roonayn? Viz kapitola |