Matayos 6:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 “Sidaas darteed ha ka welwelina noloshiina, waxaad cuntaan, ama dhar aad gashataan. Noloshu miyeysan ka qiimo badneyn cuntada, jirkuna miyuusan ka qiimo badneyn dharka? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Sidaa darteed waxaan idinku leeyahay, Ha ugu welwelina naftiinna waxaad cuni doontaan, iyo waxaad cabbi doontaan, jidhkiinnana ha ugu welwelina waxaad u huwan doontaan. Naftu miyaanay ka roonayn cuntada, jidhkuna miyaanu ka roonayn dharka? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Sidaa darteed waxaan idinku leeyahay, Ha ugu welwelina naftiinna waxaad cuni doontaan, iyo waxaad cabbi doontaan, jidhkiinnana ha ugu welwelina waxaad u huwan doontaan. Naftu miyaanay ka roonayn cuntada, jidhkuna miyaanu ka roonayn dharka? Viz kapitola |