Matayos 6:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Laakiin haddii eysan indhahaagu wanaagsaneyn, jirkaaga oo dhan mugdi ayuu ahaan doonaa. Haddaba ilayska kugu dhex jira hadduu mugdi yahay, mugdigaasu sidee ayuu u weyn yahay! Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Laakiin ishaadu hadday xun tahay, jidhkaaga oo dhammi gudcur buu ahaan doonaa. Haddaba iftiinka kugu jira hadduu gudcur yahay, gudcurkaasu sidee buu u weyn yahay! Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Laakiin ishaadu hadday xun tahay, jidhkaaga oo dhammi gudcur buu ahaan doonaa. Haddaba iftiinka kugu jira hadduu gudcur yahay, gudcurkaasu sidee buu u weyn yahay! Viz kapitola |