Online Bible

- Reklamy -

Matayos 6:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 “Marka aad soontaan, wejigiina yeysan duruuf ka muuqanin sida labawejiilayaashu sameeyaan, waayo rafaad ayey iska muujiyaan si ey dadka u tusaan iney soomanyihiin. Runtii waxaan idin ku leeyahay, abaalgudkoodi wey heleen.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Kolkaad soontaan ha ahaanina sida labawejiilayaashu u fool qulubsan yihiin, waayo, way isfoolxumeeyaan si ay dadka ugu muuqdaan inay sooman yihiin. Runtii waxaan idinku leeyahay, Abaalgudkoodii way heleen.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 6:16

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy