Matayos 6:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 “Iska ilaaliya inaad xaqnimadiina dadka hortooda ku sameysaan. Haddii aad sidaas sameysaan, wax abaalgud ah kama heleysaan Aabihiinna jannada ku jira. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Iska jira inaydnaan xaqnimadiinna dadka ku hor samayn inay idin arkaan, haddii kale abaal kuma lihidin Aabbihiinna jannada ku jira. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Iska jira inaydnaan xaqnimadiinna dadka ku hor samayn inay idin arkaan, haddii kale abaal kuma lihidin Aabbihiinna jannada ku jira. Viz kapitola |