Matayos 5:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Waxaad u baahantahay oo kaliya waa inaad tiraahdo ‘Haa’ ama ‘Maya’ wixii intaas ka badan ibliiska ayuu ka yimid. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH37 Laakiin hadalkiinnu ha ahaado, Haah, haah, maya, maya; wixii intaas ka badan sharkuu ka yimaadaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah37 Laakiin hadalkiinnu ha ahaado, Haah, haah, maya, maya; wixii intaas ka badan sharkuu ka yimaadaa. Viz kapitola |