Matayos 5:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 “Sidoo kale waad maqasheen in dadkii hore lagu yiri, ‘Dhaartiina ha burinina, balse oofiya nadarka aad Rabbiga la gasheen.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH33 Weliba waad maqasheen in kuwii hore lagu yidhi, Waa inaanad nidarradaada jebin, laakiin waa inaad Rabbiga u yeeshaa nidarradaada. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah33 Weliba waad maqasheen in kuwii hore lagu yidhi, Waa inaanad nidarradaada jebin, laakiin waa inaad Rabbiga u yeeshaa nidarradaada. Viz kapitola |