Online Bible

- Reklamy -




Matayos 5:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

30 Haddii gacantaada midig xumaan kuu keeneysana, iska jar oo tuur. Waxaa kuu wanaagsan inaad weydo hal xubin oo jirkaaga ka mid ah intii jirkaaga oo dhan naarta lagu tuuri lahaa.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

30 Gacantaada midig hadday ku xumayso, iska jar oo iska tuur, waayo, waxaa kuu wanaagsan in xubnahaaga mid kaa lunto intii jidhkaaga oo dhan jahannamada geli lahaa.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

30 Gacantaada midig hadday ku xumayso, iska jar oo iska tuur, waayo, waxaa kuu wanaagsan in xubnahaaga mid kaa lunto intii jidhkaaga oo dhan jahannamada geli lahaa.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 5:30

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy