Online Bible

- Reklamy -




Matayos 5:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

29 Haddii ishaada midig xumaan kuu keeneyso, iska saar oo tuur. Waxaa kuu wanaagsan inaad weydo hal xubin oo jirkaaga ka mid ah intii jirkaaga oo dhan cadaabta lagu tuuri lahaa.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

29 Haddii ishaada midig ku xumayso, iska bixi oo iska tuur, waayo, waxaa kuu wanaagsan in xubnahaaga mid kaa lunto intii jidhkaaga oo dhan jahannamada lagu tuuri lahaa.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

29 Haddii ishaada midig ku xumayso, iska bixi oo iska tuur, waayo, waxaa kuu wanaagsan in xubnahaaga mid kaa lunto intii jidhkaaga oo dhan jahannamada lagu tuuri lahaa.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 5:29

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy