Matayos 5:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 hadiyaddaada meesha allabariga hortiisa uga tag. Marka hore qofkaas la soo heshii, kadibna soo laabo oo hadiyaddaada allabariga ku bixi. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 hadiyaddaada ku dhaaf meeshii allabariga horteeda, tag, oo horta walaalkaa la soo heshii, dabadeed kaalay oo hadiyaddaada bixi. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 hadiyaddaada ku dhaaf meeshii allabariga horteeda, tag, oo horta walaalkaa la soo heshii, dabadeed kaalay oo hadiyaddaada bixi. Viz kapitola |