Matayos 5:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 “Waad maqasheen in waa hore dadka lagu yiri, ‘Waa in aadan qof dilin, qof walboo qof dilana waa la xukumi doonaa.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Waad maqasheen in kuwii hore lagu yidhi, Waa inaanad dhiig qabin; kii dhiig qabaa wuxuu galabsadaa xukunka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Waad maqasheen in kuwii hore lagu yidhi, Waa inaanad dhiig qabin; kii dhiig qabaa wuxuu galabsadaa xukunka. Viz kapitola |