Matayos 5:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Sidaa darteed haddii aad diido sharciga amarkiisa ugu yar oo aad dadkana barto iney sidaas oo kale sameeyaan, waxaad noqon doontaa qofka boqortooyada jannada ugu qiimaha yar. Laakiin haddii aad sharciga adeecdo dadkana barto amarradiisa, waxaad boqortooyada jannada ku lahaan doontaa boos muhiim ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Sidaa darteed kii jebiya qaynuunnadan kuwa ugu yar midkood, oo sidaas dadka u bara, waxaa loogu yeedhi doonaa kan uga yar boqortooyadii jannada, laakiin kii yeela oo bara, waxaa loogu yeedhi doonaa kan weyn boqortooyadii jannada. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Sidaa darteed kii jebiya qaynuunnadan kuwa ugu yar midkood, oo sidaas dadka u bara, waxaa loogu yeedhi doonaa kan uga yar boqortooyadii jannada, laakiin kii yeela oo bara, waxaa loogu yeedhi doonaa kan weyn boqortooyadii jannada. Viz kapitola |