Online Bible

- Reklamy -




Matayos 5:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 “Haku fikirina inaan u imid inaan baabi’iyo sharciga Muuse iyo kitaabadii ey qoreen nebiyada, uma imaan inaan baabi’iyo laakiin waxaan u imid inaan ka dhabeeyo.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Ha u malaynina inaan u imid inaan sharciga ama qorniintii nebiyada baabbi'iyo; uma aan iman inaan baabbi'iyo, laakiin waxaan u imid inaan wada oofiyo

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

17 Ha u malaynina inaan u imid inaan sharciga ama qorniintii nebiyada baabbi'iyo; uma aan iman inaan baabbi'iyo, laakiin waxaan u imid inaan wada oofiyo

Viz kapitola kopírovat




Matayos 5:17

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy