Matayos 5:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Feynuusna looma shido in weel lagu daboolo, laakiin waxaa la saaraa laambad saarka, si ey iftiin u siiso qof walboo guriga ku jira. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Ilays looma shido in la hoos geliyo weel, laakiin waxaa la saaraa meeshii ilayska, oo wuu u iftiimaa kuwa guriga ku jira oo dhan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Ilays looma shido in la hoos geliyo weel, laakiin waxaa la saaraa meeshii ilayska, oo wuu u iftiimaa kuwa guriga ku jira oo dhan. Viz kapitola |