Online Bible

- Reklamy -




Matayos 5:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 “Waxaad tihiin cusbadii dhulka, balse haddii ey cusbadu weyso dhanaankeeda, sidee ayaa dhanaan looga dhigi karaa mar kale? Wax faa’iida ah ma laha in banaanka lagu tuuro oo ey dadku ku dul socdaan maahee.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Idinku waxaad tihiin cusbadii dhulka, laakiin haddii cusbadu dhadhan beesho, maxaa lagu cusbaynayaa? Dabadeed waxba tari mayso in dibadda loo tuuro oo dadku ku tunto maahee.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

13 Idinku waxaad tihiin cusbadii dhulka, laakiin haddii cusbadu dhadhan beesho, maxaa lagu cusbaynayaa? Dabadeed waxba tari mayso in dibadda loo tuuro oo dadku ku tunto maahee.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 5:13

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy