Matayos 4:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 wuxuuna ku yiri, “Haddaad Wiilka Illaahey tahay meeshan iska tuur. Waayo wey qoran tahay, “ ‘Illaahey wuxuu kuu amri doonaa malaa’igtiisa, oo gacmahooda ayey kugu qaban doonaan, si eysan cagtaadu dhagaxa ugu dhicin.’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 oo ku yidhi, Haddaad tahay Wiilka Ilaah, hoos isu tuur, waayo, waa qoran tahay, Malaa'igihiisa ayuu amri doonaa, Oo gacmahooda ayay sare kuugu qaban doonaan, Inaanay cagtaadu dhagax ku dhicin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 oo ku yidhi, Haddaad tahay Wiilka Ilaah, hoos isu tuur, waayo, waa qoran tahay, Malaa'igihiisa ayuu amri doonaa, Oo gacmahooda ayay sare kuugu qaban doonaan, Inaanay cagtaadu dhagax ku dhicin. Viz kapitola |