Matayos 4:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Markii uu meeshaas ka tagay wuxuu arkay laba kale oo walaalo ah, waxeyna kala ahaayeen Yacquub ina Sebedi iyo walaalkiis Yooxanaa. Waxey aabahood la saarnaayeen doon waxeyna hagaajinayeen shabaagyadooda. Ciise ayaa iyagana sidoo kale u yeeray, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Markuu meeshaas hore uga socday wuxuu arkay laba kale oo walaalo ah, Yacquub ina Sebedi iyo walaalkiis Yooxanaa, iyagoo aabbahood doonnida kula jira oo shabagyadoodii hagaajinaya, wuuna u yeedhay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Markuu meeshaas hore uga socday wuxuu arkay laba kale oo walaalo ah, Yacquub ina Sebedi iyo walaalkiis Yooxanaa, iyagoo aabbahood doonnida kula jira oo shabagyadoodii hagaajinaya, wuuna u yeedhay. Viz kapitola |