Matayos 28:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Markaas ayey dumarkii dhaqso uga tageen xabaasha iyagoo argagaxsan oona faraxsan si ey ugu sheegaan xertiisi. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Dhaqsoba waxay xabaashii kala tageen baqdin iyo farxad weyn, oo waxay u ordeen inay xertiisa u warramaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Dhaqsoba waxay xabaashii kala tageen baqdin iyo farxad weyn, oo waxay u ordeen inay xertiisa u warramaan. Viz kapitola |