Matayos 28:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Haddaba dhaqso taga oo u sheega xertiisa oo ku dhaha, ‘Ciise dhimashada wuu ka sarakacay wuxuuna idin kaga hor mari doonaa Galili. Halkaas ayaad ku arki doontaan.’ Waxaanna u imid inaan arintaas idiin sheego.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Dhaqso u taga, oo waxaad xertiisii ku tidhaahdaan, Kuwii dhintay ayuu ka soo sara kacay, oo wuu idin hor marayaa ilaa Galili. Halkaasna waad ku arki doontaan. Bal eega, waan idiin sheegaye. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Dhaqso u taga, oo waxaad xertiisii ku tidhaahdaan, Kuwii dhintay ayuu ka soo sara kacay, oo wuu idin hor marayaa ilaa Galili. Halkaasna waad ku arki doontaan. Bal eega, waan idiin sheegaye. Viz kapitola |