Matayos 28:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Markaas ayuu malagii haweenkii ku yiri, “Ha cabsanina, waayo waan ogahay inaad u timaadeen Ciise, kaasoo iskutallaabta lagu qodbay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Malaa'igtii ayaa u jawaabtay oo naagihii ku tidhi, Ha baqina, waayo, waxaan ogahay inaad doonaysaan Ciise, kan iskutallaabta lagu qodbay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Malaa'igtii ayaa u jawaabtay oo naagihii ku tidhi, Ha baqina, waayo, waxaan ogahay inaad doonaysaan Ciise, kan iskutallaabta lagu qodbay. Viz kapitola |