Matayos 28:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Markaas ayey Gudoomiyayaashii wadaaddada la kulmeen odayaashii waxeyna go’aansadeen iney lacag laaluush ah siiyaan waardiyayaashii, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Iyaguna goortay waayeelladii la shireen oo ay wada hadleen, ayay askartii lacag badan siiyeen, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Iyaguna goortay waayeelladii la shireen oo ay wada hadleen, ayay askartii lacag badan siiyeen, Viz kapitola |