Matayos 27:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Sidaas ayeyna ku dhaboowday wixii nebi Yeremyaah uu sii sheegay, “Waxey qaateen sodankii shilin ee qalinka ahaa, oo ah lacagtii ey dadka reer binu Israa’iil ku qiimeeyeen isaga, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Markaas waxaa noqotay wixii nebi Yeremyaah lagaga hadlay markuu yidhi, Waxay qaateen soddonkii gogo' oo lacagta ahaa oo ah iibkii lagu qiimeeyey isaga, kii bini Israa'iil ku qiimeeyeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Markaas waxaa noqotay wixii nebi Yeremyaah lagaga hadlay markuu yidhi, Waxay qaateen soddonkii gogo' oo lacagta ahaa oo ah iibkii lagu qiimeeyey isaga, kii bini Israa'iil ku qiimeeyeen. Viz kapitola |