Matayos 27:64 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub64 Haddaba amar ku bixi in xabaasha la ilaaliyo illaa maalinta saddexaad. Waayo waxaa laga yaabaa in xertiisu yimaadaan oo ey jirkiisa xadaan kadibna dadka ugu sheekeeyaan wuu sarakacay. Beentan dambe ayaana ka darnaan doonta tii hore.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH64 Haddaba amar in xabaashii aad loo dhawro ilaa maalinta saddexaad inaan xertiisu iman oo xadin oo aanay dadka ku odhan, Kuwii dhintay wuu ka soo sara kacay, oo aanay khiyaanada dambe ka sii xumaan tii hore. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah64 Haddaba amar in xabaashii aad loo dhawro ilaa maalinta saddexaad inaan xertiisu iman oo xadin oo aanay dadka ku odhan, Kuwii dhintay wuu ka soo sara kacay, oo aanay khiyaanada dambe ka sii xumaan tii hore. Viz kapitola |